Yaa ka Qeyb-galaya Xafladda Caleema Saarka Madaxweynaha Hir-Shabeelle?

Jowhar(FMN)-Waxaa hadda magaalada Jowhar ka socota xafladda caleemo-saarka  Madaxweynaha Dawlad goboleedka Hirshabeelle,Mudane;Maxamed Cabdi Waare kaas oo September 16 keedii halkaasi lagu doortay.

Hadaba, waxa aan halkan idinkugu soo gudbinaynaa Liiska Madaxda Ka Qeyb-galeysa Xafladda Caleemo-saarka Madaxweynaha Hirshabeelle,Waxayna kala yihiin:-

  1. Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre
  2. Wasiirka arrimaha gudaha: Cabdi Faarax Siciid(Juxa)
  3. Wasiirka Amniga: Xil. Maxamed Abuukar Islow (Ducaale)
  4. Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha: Xil. Khadiija Maxamed Diiriye
  5. Guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah: Mudane Cabdi Xaashi
  6. Ergeyga Xogheyaha guud ee Qaramada Midoobey: Michael Keating
  7. Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas
  8. Madaxweynaha Jubbaland: Axmed Madoobe
  9. Madaxweynaha Koonfur Galbeed Sharif Xasan
  10. Madaxweynaha Galmudug: Axmed Ducaale Geelle Xaaf
  11. Ra’isul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali maxamed geedi,
  12. Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan
  13. Wasiir ku xigeenka maaliyadda
  14. Xildhibaannada kala ah Nuux, Maxamed Cumar Ceymot, Daahi Amin Jeesow iyo marti sharaf kale oo goobta lagu casuumay.

Halkan Ka Daawo Xafladdii oo dhamaystiran.

 
 

Leave a Reply