Rabshadaha Addisabeba iyo Xaaladda Ittoobiya?-Maqaal

Rabshadaha ka jira Adis Ababa Ayaa Aad usii Badanaya Waxanaa Xoogaystay Isku Dhacyada U Dhaxeya Oramada Iyo Amxarada. Taasina Waxay Sababtay In lawaayo Qaybo kamid ah Adeedyadii Caadiga Ah oo Uu Qayb ka Yahay Adeega  Internetka.

HADABA MAXAA SABABAY RABSHADAHA?

Oramada ayaa waxay Samayeyeen Banaanbaxyo Ay kusoo dhawaynayeen OLF Oo ah Kacdoon Ka Jiray Wadanka Oo Dibadaha Ku Maqnaa Waxay Meel Walba Sureen Calanka Olf. Sidoo Kale Amxarada ayaa Sidaas Si Lmaid ah Sameysay Oo Soo Dhawaysay Ururka Ginbot 7 (Ginbot Seven) Markaas Waxaa Qarxay Rabshado. Oramada Waxay Bilowday Inee Diido calan aanan aheen Kooda Waxayna Tuureen dhulkana Dhigeen Calamdii Kale. AMXARADNA Si Lamid ah Ayey Sameyeen; waxana Bilowday Gacan Ka hadal. Intaas kadib Waxaa Dhulka lala Simay Goobihii Taarikhiga ahaa ee Labada Qoomiyadood Waxaana Kamid Ah taaladii Boqor Mililk. ORAMADA oo bilowday inee Sheegato Lahaanshiyaha Magalada Aids Ababa Taas Oo Oramada kala Kulantay mucaarado xoog Leh ee Qoomiyaha kale Ee itooboya. KADIB Oramada Iyo Amxarada  Waxay hal Maalin Iskaga dileen suqa wayn ee Markaato Dad ku dhow 30 Qof Waxayna Dhawaceen dad Intaas kabadan  Waxayna Gubeen Mehrado badan oo Ganacsi.

HADABA MAXAA DHACAY INTAAS KADIB?

Amxarada Oo Samaeysay Isku Soo Bax Balaadhan ayaa Waxay Sheegeen inee Sameynyaan baruur diiq Waxay Iskugu Soo Baxayn QEY MASAQAL Oo ah Barxad wayn oo lagu Samyeyo Isku soo Baxyada. KADIB hadana Waxaa ka Dhashay Rabshado Waxana Markale Dhacay Isku Dhacyo Waa Wayn Waxaana Ka Dhashay Qasaarooyin Waa Wayn. KADIB qaska ayaa Ku Faafay Xaafado Badan Oo Mgalada Adis ababa ah Waxaan gabi ahaanba Laga Daremay Magalada WAXUUNA ku Faafay dagaalka Baraha Bulshada Dagaalka Ayaana NoQday Mid markii Danbe  lakala Safto. ORAMADA oo Waligood Maamulin itooboya Cuqdad badan tirsanya Waxay yiraahdeen Wax Itoobiya Layiraahdo Majiraan Wadanka waa  Oramaia Anaga ayaan Wadanka Sidaan Rabno kal yeeleenayna. Amxaarada oo Iyagan Aad Ukibir badan Dhaqankaasna Caan Ku Ah Ayaan Iyaga Waxay Jawaab Ooga dhigeen In Oromo waligeed Lgumeesan jiray Iyagana Qayb ka aheen dadkii Soo gumeestay. AYNA guumeesan doonan Adoomana Yihiin Caan”na  Kuyihin  Tuugsiga taas oo Rabshadaha sii badisay Oramadana aad Ooga Carootay. HADA Rabshadaha waa kuwa Xoogan Amxaradana waxay Ku Hanjabeen  Aar  Gudasho.

*ABIYA AHMED IYO DOORKA ITOOBIYA.

ABIYA ahmed Ilaa Marki Ladoortay Waxa  uu Ku Guul dareysaty Inuu dajiyo Qoomiyadiisa Taasoo  Kow ka Aheed olalhii uu Doorashada Ku Galay. waxaa Faafay Rabshadihii  waxyna Rabshado Ka dhaceen qaybo Kamid ah magaalooyinka waa Wayn Ee Itooboya  TUSAALE!    DDS kadib markii uu Asaga Awod Ku Maquuniyey Maamulkii Ka Jiray Waxayna Keentay inee Gacanta Ka Baxdo Amaankii Dds IYADa oo ay dhaceen Rabshado Waa wayn Sida IN la dhaco Goobihi ogu waa waynaa ee ganacsi Mgalada Jijiga gubida Goobihii Cibaadada Iyo Militariga Oo Laayey  Dadkii Qaybo kamid ah WAXAANA bilowday Qax aad U wayn magaladana Inta badan waa laga Qaxay dadka ayaana ka Cabsi Qabay inee Militariga Iyo Liyuu Booliska Dagalamaan AMa Militariga laftiisa laayo. Inkastoo Markii danbena Dadka Soo laabteen Oo Xaalada sidii hore Ka sahlanaatay Hadana Wali dad ayaan soo Laabana oo Baqdin Ku jirta. DADKA somalida Wali cabsi ayey ka qabaan safrida magaalooyinka waa wayn Ee Itooboya Dhinac Gawaarida Oo oramada Wali la Iskuma Haleen karo Colaadii dhaxmartayna xal lagama Gaarin .

ABIYA AHMED OO Aad Moodo Inuu Ku Fashilmayo Gudaha ITOOBIYA! waxaa Moodaa Inuu xooga Saaray arimaha dibada oo Ilaaway gudihii wadanka oo Olalaya Waxaa Sii Faafaya Rabshadaha  wadanka Gudihiisa ah Waxaana Yaaraday Safrida gawaarida iyo Isku socdak Qomiyadaha kala duwan Oo Umuqata kuw aan Is Aamineynin ABIYA MAXUU LAKULMI KARAA QASKAN QASKA ay WADO QOOMIYADISA? WaxaY U muuqdaan kuwa Asaga Culeeska ku Kor Dhinaya Maadama markii Horaba Uu Ku Guulestay Cod Yar Oo Xisbiga Eprdf Dhaxdiisa ah uu Kuleeyahay mucaraad Aad U xogan MUCAARADKAAN ayaa Waxaa hogaamiya  xisibiga Tplf  Iyo Xulufadiisa Waxayna Sabab Unoqon Kartkaa In Mooshin laga keeno  LaLana  Dago.

W/Q:Abdihakin Abdulahi  (Gamaadiid)

Facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *