Qaar Ka Mid ah Odayaasha Dhaqanka Ee Soomaaliya oo War-murtiyeed Kasoo Saaray Xaaladda Dalka Soomaaliya Ku Suganyahay.

Muqdisho(FMN)— Odayaashii 135-ta ahaay ee soo xulay Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya oo ah Duubabka Qaranka Soomaaliyeed intooda badana ku sugan Gobolka Banaadir oo ka kulmay xaalada amni ee dalka Soomaaliya ayaa war ay soo saareen waxay ku sheegeen muhiimadda ay leedahay xasilinta amniga dalka gaar ahaan Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.

Odayaashan dhaqanka ayaa si gaar ah u soo qaatay dhacdooyinkii xanuunka lahaa ee 14-ka iyo 28-ka bishii la soo dhaafay ee October ka dhacay magaalada Muqdisho oo dad badan oo qiimo u lahaa Qaranka Soomaaliyeed lagu laayay.

Xigasho:-

Leave a Reply