Nalasoo Xidhiidh

Markasta iyo meel walba oo aad joogtaanba waxa aad maamulka mareegtani usoo gudbin kartaan fikirkiina saliimka ah ee isugu jiro:dhaliil iyo dhiira gelinba.Shabakada feer-feer.com/blog waxa ay soo dhawaynaysaa soo tebinta maqaalada,faallooyinka iyo wararka saxda ah ee aan wax udhimaynin Shareecada Islaamka iyo dhaqanka suuban ee soomaaliyeed.

Qoraalada loo soo dirayo shabakadani waa in ay ahaadaan:kuwa tayo iyo tix-raac la isku halayn karo leh.Waxa shabakada ka mamnuuc ah oo ayna marnaba soo bandhigaynin qoraalada xambarsan aflagaadada,bah-dilka,buun-buuninta,beenta iyo wax kasta oo ka baxsan anshaxa iyo banii-aadanimada.Sidaasi daradeedna,waxa aanu akhristayaasheena ka codsanaynaa in ay fogaadaan dhammaanba waxyaabahaasi kor ku xusan ee ka reeban mareegtani.

Mahadsanidiin.

Email:Tifaftirahaguud@gmail.com

AMABA BUUXI FOOMKAN HOOSE.

Mahadsanid.