DFS Oo Dhawaan Shaacin doonta Natiijada Baaritaanka Qaraxii Muqdisho.

Muqdisho (FMN) Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa sheegtay in caawa ay shaacin doonto Xogta rasmiga ah ee ku saabsan qaraxii Kooxda Argagixisada ah ee Alshabaab ay ka geeysteen KM5 ee Magaaladda Muqdisho.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane C/raxmaan Cumar Yariisoow oo Warbaahinta Qaranka la hadlay, ayaa sheegay in Hay’addaha amaanka caawa ay soo bandhigi doonaan Xogta rasmiga ah ee Qaraxii Zoobe.

Xigasho=Sonna.

Leave a Reply