DEG-DEG AH:Muusse Biixi Oo Ku Dhawaaqay Golaha Wasiirada Xukumaddiisa.

Hargaysa(FMN)—Madaxweynaha Jamhuuriyadda lamagac baxday Soomaaliland ee dhawaan la doortay Mudane:Muusse Biixi cabdi ayaa goor dhawayd ku dhawaaqay liiska xubnaha golaha wasiirada xukummadiisa oo ka kooban 23 wasiir iyo 9 wasiiro ku xigeeno ah.Halka hoose ka daawo wareegtada kasoo baxday madaxtooyada Somaliland.

Leave a Reply