Akhriso;Liiska Golaha Wasiirada Cusub ee Maamul-goboleedka Hir-shabeelle.

Jowhar(FMN)—Madaxweynaha Maamul goboleedka Hirshabeelle Mudane;Maxamed Cabdi Waare ayaa goor dhow ku dhawaaqay gole wasiir oo ka kooban 57 xubnood.Golaha wasiiradan ee cusub waxaa kasoo dhex muuqday xubno horay xilal uga soo qabtay dowladdihii dalka soo maray.Sidoo kale Golaha Wasiirada ayaa waxa ay ka kooban yhiin 20 wasiir,20 wasiir ku xigeen iyo 17 Wasiiru dowle.

Sawiradan hoose ka Akhriso magacyada xubnaha gollaha Wasiirada cusub:-


Leave a Reply