Ra’isulwasaraaha Itoobiya oo Ka Warbixiyay Xaaladda uu Dalkiisu Haatan Kusuganyahay Iyo Isku Dhacyada Qaar kamid ah Qowmiyadaha Dalkaas.

Addisabeba(FMN)—Shir Jaraa’id uu xafiiskiisa ku qabtay R/Wasaaraha Itoobiya Mudane;Hailemariam desalegn ayuu ku sheegay inay Golaha Ammaanka Qaranku ay qaadayaan tallaabooyin wax looga qabanayo iskudhacyada shacabka.Isaga oo xusay inay Golaha Amniga Qaranku soo saareen qorshe wax looga […]