Madaxweynaha Somaliland oo Kulan Casho Sharaf u sameeyay Xubno Ka Socday Dhinacyada ay Khuseyso Doorashada Soo Socota.

Hargaysa(FMN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu caawa kulan casho sharaf ah isugu yeedhay Komishanka qaranka, murashaxiinta saddexda xisbi qaran, gudoomiyaha guurtida, gudoomiyaha maxkamada, taliyeyaasha ciidamada, gudoomiyaha akaademiga nabada iyo horumarinta iyo xubno […]